Tirada Falastiiniyiinta lagu xiray Daanta Galbeed oo kor u dhaaftay 7,000

0
216

In ka badan 7,350 qof oo Falastiiniyiin ah ayaa lagu xiray Daanta Galbeed ee la haysto ee dalka Falastiin tan iyo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii hore.
Waxaa arrinkan shaaca ka qaadday hay’adda Addameer Monitor ee dabagalka sameysa ee magaalada Ramallah.