Waxaa magaalada Saaqa ee deegaanka Balambala ee ismaamulka Garissa si rasmi ah maanta uga furmay tartanka Qur’aanka Kariimka oo sanadkiiba mar la qabto.
Tartanka ayaa socon doono ilaa Sabtida, waxaana faahfaahinaya xubin ka tirsan guddiga sare ee arrimaha dacwadda ee Balambala.