Taalibaan oo dishay 6 ka mid ah ISIS

0
257

Ciidamada Taalibaan ayaa sheegay in weerar ay xalay fuliyeen ay ku dileen 6 xubnood oo ka tirsan kooxda isku tilmaanta khilaafada islaamiga ee ISIS.
Howlgalka ayaa laga gaystay gobolka waqooyi ee dalka Afghanistan ee Balkh.