Caalamka Suudaanta Koonfureed oo ciidamo gaynaysa DRC By star - December 6, 2022 0 294 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dowladda Suudaanta Koonfureed ayaa sheegtay inay 750 oo ka mid ah ciidamadeeda qalabka sida ay u diri doonto Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo ee DRC si ay qayb uga noqdaan xasilinta bariga dalkaasi.