DHAGEYSO:Sidee u arkaan Kenyaanka in siyaasiyiinta dambiyada galay laga hor istaago inay xil hoggaan u tartamaan?

0
608

Iyadoo shalay ururka qaran ee hufnaanta ee loo yaqaano National Integrity Alliance (NIA) oo ay ku mideysan yihiin hay’adaha u dooda xuquuqul aadanaha, maamul wanaagga iyo arrimaha bulshada ay ku taliyeen in siyaasiyiinya iyo mas’uuliyiinta lagu eedeeyay in aysan buuxin shuruudaha dhinaca hufnaanta ee laga doonayo hoggaamiyaha wanaagsan maadaama ay ku eedeysan yihiin maamul xumo iyo lunsashada kheyraadka dadweynaha.
Kenyaanka oo ka hadlay arrintaan ayaa sheegay in aan loo baahneen in markii uu siyaasi xil qabto lagu soo oogo dacwado.