Waxaa uu qorshuhu yahay in dowladda dhexe ay qabato shirweyne looga arrinsanaya isbeddellada la xiriira ganacsiga Qaxwaha iyo Caleenta shaaha.
Madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua ayaa xusay in kulankan uu qabsoomi doono labo toddobaad ka dib.
Waxaa uu shirweynaha ku saabsan yahay dhaqangelinta isbeddellada lagu wanaajin karo soo saaridda iyo ka ganacsiga badeecooyinkan.
Mr.Gachagua ayaa sheegay in kulanka lagu casuumi doono wakiillada beeralayda Qaxwaha iyo Caleenta shaaha, barasaabyada ismaamullada , wasiirrada ganacsiga, beeraha, iskaashatooyinka, xildhibaanno iyo xubno kale.
Ku xigeenka madaxweynaha dalka ayaa carrabka ku adkeeyay in ujeeddada laga leeyahay shirweynaha ay tahay in Qaxwaha iyo Caleenta shaaha ee lagu soo saaro gudaha wadanka loo helo suuq si toos ah loogu iibgeeyo.
Sidoo kale waxaa la isku afgaran doonaa tallaabooyinka lagama maarmaanka ah ee lagu wanaajin karo ganacsigan.
Ahead of the coffee stakeholders conference to implement reforms in the subsector, I took advantage of being on Easter Holiday in the coffee growing zone to visit several farms. pic.twitter.com/s2G0oQq2td
— H.E. Rigathi Gachagua, EGH (@rigathi) April 8, 2023
The Ruto Administration is committed to making interventions that will streamline the coffee subsector to ensure farmers' earnings are not taken by brokers and middlemen. I am concerned by the low production brought about by diminished morale pf farmers due to poor prices. pic.twitter.com/7APp4Gerz3
— H.E. Rigathi Gachagua, EGH (@rigathi) April 8, 2023
Various interventions are on course for value addition and direct market access by removing cartels in the supply chain, among others. pic.twitter.com/WOjATC7yXI
— H.E. Rigathi Gachagua, EGH (@rigathi) April 8, 2023
In addition, a joint effort by tea factories, County Governments and the National Government to enhance production of orthodox tea are on course. pic.twitter.com/RSTYJBClFl
— H.E. Rigathi Gachagua, EGH (@rigathi) April 8, 2023