Waxaa lagu soo warramayaa in shirkadda isgaarsiinta ee MTN qaybteeda dalka Suudaan ay xirtay adeegyada intarneetka.
Waxaa sidatan warbaahinta u sheegay labo ka mid ah mas’uuliyiinta shirkadda MTN.
Tani ayaa timid ka dib amar ka soo baxay maamulka maareeya waaxyaha isgaarsiinta ee dalkaasi.