Shiinaha oo beeniyay inuu hub siinaya Ruushka

0
223

Dowladda Shiinaha ayaa iska fogeysay eedeyn uga timid xoghayaha waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken oo ahayd inay ka baaran dagayso inay hub siiso Ruushka si loogu adeegsado dagaalka Ukraine.
Waxaa arrintan maanta gaashaanka u daruuray afhayeen u hadlay dowladda Shiinaha.