Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Shariif Sheekh Axmad ahna Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta ayaa si kulul uga hadlay qoraalkii xalay kasoo baxay hay’adda sirdoonka Soomaaliya ee NISA ee ahaa in Al-Shabaab qorsheynayaan weerarro ka dhan ah Farmaajo iyo Rooble.
Qoraal uu Sheekh Shariif soo dhigay Bartiisa rasmiga ee Facebook-ga ayuu ku eedeeyay Hay’adaha Amniga inay dacaayad u sameeynayaan Kooxaha loogu yeero argagaxisada.
Qoraalkiisa ayaa sidatan u qornaa: