Sheekh Aadan Madoobe oo guddi gaar ah u magacaabay xaaladda ka taagan Laascaanood

0
358

Qoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sidatan u qornaa:
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa
Magacaabay guddi gaar ah oo warbixin kasoo diyaariya shaqaaqooyinka ka socda magaalo madaxda Gobolka Sool ee Laas-caanood.