Senetarka ismaamulka Machakoes Agnes Kavindu ayaa baaq u dirtay u saraakiisha ammaanka ee dalka .
Waxaa ay wakaaladaha ammaanka ku boorrisay in ay sharciga la tiigsadaan dadka jabinaya ama meel uga dhaca amarrada dowladda ay ku xakameeneyso cudurka Covid19.
Ms Agnes Kavindu ayaa wax laga xumaado ku tilmaantay in qaar ka mid ah siyaasiinta in dalka gudahiisa ka wadaan isu soo baxyo siyaasadeed in kasta oo ay dowladda mamnuucday isu imaantanka dadweynaha ka dib markii ay kordheen kiisaska cudurka Covid-19 ee dowlad deegaannada qaar ee wadanka.
Waxaa ay intaa ku dartay in laamaha amaanka looga bahan yahay in tallaabo sharci ka qaadeen shakhsiyaadka jabinaya tilmaaha dowladda.
Mar arrimahan ka hadashay ayay tiri