Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Prof. Kithure Kindiki ayaa sheegay in saraakiisha dowladda dhexe ku matalo gobollada iyo ismaamullada loo dejin doono waxyaabo looga baahan yahay inay si gaar ah ugu guulaystaan.
Dhinacyada lagu qiimeyn doono waxqabadkooda waxaa ka mid ah si ay hoos ugu dhigaan falal dambiyeedyada ka jiro meelaha ay dowladda u qaabilsan yihiin.
Kindiki ayaa intaasi ku daray in dowladda ay abaal marin doonto saraakiisha maamulka ee sida laga doonaya uga soo baxo waxyaabaha loo qorsheeyo.
Waziri @KindikiKithure amedokeza kuwa wasimamizi wa serikali (@ngaosKE) watahitajika kutimiza malengo maalum katika utendakazi wao, haswa vita dhidi ya pombe haramu, mihadarati na utovu wa usalama nchini. pic.twitter.com/uD8jDer3n3
— Ministry of Interior | Kenya (@InteriorKE) February 7, 2023
Alikuwa anazungumza wakati wa ufunguzi rasmi wa ofisi ya Kata Ndogo ya Kipipiri, Nyandarua. pic.twitter.com/bE0CcyKCXF
— Ministry of Interior | Kenya (@InteriorKE) February 7, 2023




