Safaricom oo barnaamijyo awoodsiin ah ka wado Kilifi iyo Mombasa

0
274

Barnaamijyo ay iska kaashanayaan laamaha tabarucaadda ee shirkadad isgaarsiinta ee Safaricom ee kala ah M-PESA Foundation iyo Safaricom Foundation qaybteeda mashaariicda loo yaqaano Ndoto Zetu projects ayaa laga fulinaya ismaamullada Kilifi iyo Mombasa.
Waxaa dowlad deegaanka Kilifi lagu qabtay daryeel caafimaad oo ka dhan ah iskufuranka haweenka saameeya waxaana dadka ka faa’iday ka mid ah Priscilla Hadija oo darenkeeda la wadaagtay warbaahinta.

Cod
Barnaamijyada caafimaadka iyo awoodiinta ee ay hay’addu ka wado Kilifi iyo Mombasa ayaa waxaa ka faa’iidaya in ka badan 7800 waxaana ku baxaysa ugu yaraan 9.5 milyan oo shilin.