Saboolnimo iyo isbeddelka cimillada oo saameeyay 16 milyan oo carruur ah

0
302

Hay’adda badbaadada carruurta ee Save The Children ayaa warbixin ku sheegtay in ku dhawaad 16.4 milyan oo ka mid ah carruurta kenyaanka ah ay saameyn ka soo gaartay saboolnimada iyo isbeddelka cimillada.
Tiradan ayaa u dhiganta boqolkiiba 67 ee carruurta ku nool gudaha wadanka.
Waxay ka mid yihiin 150 milyan oo ay dhibaatadan ku haysato bariga iyo koonfurta qaaradda Afrika.