Ruushka oo weeraray 9 ka mid ah gobollada Ukraine

0
308

Taliyaha guud ee ciidamada Ukraine ayaa sheegay in dowladda Ruushka ay 24-kii saacadood weerar ku qaadday 9 gobol oo ku yaalla Ukraine.
Waxaa uu intaasi ku daray in weerarrada loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo qalab kale.