Caalamka Ruushka oo sheegay inuu maamulo gobolkiiba 75 ee Bakhmut By star - April 11, 2023 0 377 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Sarkaal u hadlay dowladda Ruushka oo lagu magacaabo Denis Pushilin ayaa sheegay in ciidamada wadankaasi ay gacanta ku hayaan oo ay maamulaan in ka badan boqolkiiba 75 ee magaalada Bakhmut ee dalka Ukraine.