Ruushka oo duulaan cusub ku qaaday bariga dalka Ukraine

0
464

Ukraine ayaa sheegtay in ciidamada ruushka ay duulaan cusub ku qaadeen barika dalka Ukraine, iyadoona uu maraykanka maanta shirk a yeelan doono colaada ka taagan dalalka dariska ah ee Ukraine iyo Ruushka.
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa sheegay in duulaanka militari ee la filayay in Ruushka uu ka fuliyo bariga Ukraine uu bilowday.
Saraakiisha ku sugan bariga gobolada Luhansk iyo Donetsk ayaa sheegaya in sideed qof oo rayid ah lagu dilay weerarrada Ruushka.