Hoggaamiyaha isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya Raila Odinga ayaa hooyooyinka ugu hambalyeeyay munaasabadda maalinka hooyooyinka adduunka ee maanta loo dabaal degaya.
Xuskan caalamiga ah ayaa sanad kasta la qabtaa Axadda labaad ee bisha Shanaad ee May.
Mr. Odinga ayaa hooyooyinka uga mahadceliyay kal-gaceylka iyo naf-hurnimada ay jiilal badan ku soo barbaariyeen.
Happy Mother's Day to all of the outstanding mothers out there! Your love, strength, and sacrifices shape generations. May your days be filled with blessings and happiness. #MothersDay pic.twitter.com/zh6EyGy0Q5
— Raila Odinga (@RailaOdinga) May 14, 2023




