Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Pakistan Imran Khan ayaa ciidamada militariga ee wadankaasi iyo qaybta sirdoonka ku eedeyay inay burburinayaan xisbigiisa PTI.
Khan ayaa sheegay inuunan wax shaki ah ka qabin in la soo taagi doono maxkamad militari oo ugu dambeyna xabsiga la dhigi doono.