Maxkamad gaar ah oo ku taal caasimadda Bangladesh ee Dhaka, ayaa la filayaa inay maanta ku dhawaaqdo xukun ka dhan ah Ra’iisul Wasaarihii hore waddankaas Sheikh Hasina, oo iyada oo maqan maxkamad loo soo bandhigi doono dambiyo ka dhan ah aadanaha oo ka dhashay olole rabshado wata oo lagu qaaday dibadbaxyo ay ardaydu hoggaaminayaan.
Dibadbaxyadan ayaa lagu dilay ilaa 1,400 oo qof.




