Ra’iisul wasaare ku xigeennada Vietnam oo xilka laga qaaday

0
240

Golaha qaran ee xeer dejinta dalka Vietnam ayaa u codeeyay in xilalkooda laga xayuubiyo labo mas’uul oo ahaa ku xigeennada ra’iisul wasaaraha wadankaasi.
Tani ayaa timid ka dib markii shakhsiyaadkan lala xiriiriyay musuqmaasuq.
Hasa ahaate faahfaahin dheeraad ah lagama bixin go’aanka uu baarlamaanka Vietnam uu jagooyinkoodii uga xayuubiyay Pham Binh Minh iyo Vu Duc Dam .