Waxaa dalka safar rasmi oo qaadanaya labo cishe ku yimid Ra’iisul Wasaaraha wadanka Singapore Lee Hsien Loong.
Mas’uulkan ayaa saaka soo gaaray Kenya waxaana garoonka diyaaradaha ee JKIA ee magaalada Nairobi ku soo dhaweeyay wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Dr. Alfred Mutua iyo dhigiisa isgaarsiinta Eliud Owalo.
Waxaa la filayaa inuu la kulmo madaxweynaha dalka William Ruto si ay uga wada hadlaan xoojinta iskaashiga ka dhexeya Kenya iyo Singapore.
ARRIVAL OF SINGAPORE PRIME MINISTER TO KENYA
Following my arrival from Canada, I have this morning at JKIA received H.E. @leehsienloong, the Prime Minister of Singapore who arrived in the country for a 2 day official visit. pic.twitter.com/ydWIhXvIQ1
— Dr. Alfred N. Mutua (@DrAlfredMutua) May 17, 2023
Singapore has well-developed financial and industrial sectors, which enhances the country’s position as a world trade centre. This visit will therefore serve to reinforce Kenya as a strategic gateway to investing in Africa and is also a welcome manifestation of the spirit of… pic.twitter.com/bsCWLDVGm1
— Dr. Alfred N. Mutua (@DrAlfredMutua) May 17, 2023