Ra’iisul Wasaaraha Qatar oo cambaareyay weerarkii Iran ee Al-Udeid

0
232

Ra’iisul wasaaraha Qatar Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Doha isaga oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha Lubnaan Nawaf Salam oo booqasho ku jooga dalka Qatar.
Sheekh Maxamed ayaa ku celiyay cambaareynta Qatar ee gantaallada Iran ay xalay ku qaadday saldhigga cirka ee Al Udeid, isagoo ku tilmaamay “fal aan la aqbali karin”.