Rabshado ka dhacay Karatina ka dib markii la xiray Rigathi Gachagua

0
500

Dhalinyaro ka careysan xariga xildhibanka deeganka Mathira Rigathi Gachagua ayaa maanta xiray qaybo ka mid ah wadada way nee xiriirisa Nyeri-Nairobi.
Mr Gachagua ayaa gacbata lagu dhigay subixi hore ee sakaa, waxaana saraakiisha DCI-da ay keenen xaruunta dhexe ee Magaladatani Nairobi.

waxaa horay loogu eedeyay lunsashada kheyraadka dadweynaha iyo in ballaayiin shilin oo la rumeysan yahay in lagu helay qaab qandaraas ah lagu diray akoontiyadiisa bangiyeed.
Mr.Gachagua oo sidoo kale la xiray sanadkii hore ayaa dhankiisa ku adkeysanaya in lagu hayo bartilmaameedsi siyaasadeed maadama ay aad isugu dhow yihiin madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto.
Waxaa uu sheegay inuu diyaar u yahay inuu faahfaahiyo sida uu ku helay lacagaha shakiga la geliyay.
Gachagua ayaa lagu heyn doona saldhiga booliska Gigiri,Nairobi ku jiraya ila Isniinta.