Qoyska ay ka baxday Muthoni Wa Kirima oo ka mid ahayd shakhsiyaadkii u soo halgamay xurriyadda wadanka ayaa sheegay in haweeneydan aynan u geeriyoon xanuun hayay.
Waxay intaasi ku dareen inay tiiraanyo ku reebtay dhacdo lagu dhaawacay xilligii halgankii MauMau.
Samuel Kariuki oo ka mid ah ehellada Muthoni ayaa arrinkan shaaca ka qaaday.
Waxaa uu intaasi ku daray inay qandho dareentay ka dibna markii isbitaalka la geeyay ay geeriyootay.