Saraakiisha ammaanka ee ismaamulka Nakuru ayaa gacanta ku dhigay eedeysane aynan magaciisa shaacin oo lala xiriirinaya falal dhac ah oo dowlad deegaankaasi laga gaystay.
Ciidamada soo qabtay tuhmanaha ayaa ka howlgalo galbeedka ismaamulkaasi.
Adeegga qaran ee booliiska ee NPS ayaa bayaan ku sheegay in howlgalka lagu soo qabtay eedeysanaha uu yimid ka dib xog laga helay dadweynaha.
Waxaa laga soo saaray aagga loo yaqaano Jasho oo uu ku dhuumaaleysanayay.
NPS ayaa intaasi ku dartay in ninkan la qabtay isagoo sita mindi la rumeysan yahay inuu u adeegsado falal dambiyeedyada.
Waaxda qaran ee adeegga booliiska ayaa shacabka deegaankaasi ku bogaadisay sida ay gacan uga gaysteen in eedeysanaha la soo xiro.
Waxaa uu hadda maraya baaritaano dheeraad ah ka hor inta aan maxkamadda la soo taagin.
A SUSPECTED NOTORIOUS CRIMINAL ARRESTED IN NAKURU
Earlier today, Police officers from Nakuru West Sub County received information from members of the public that a most wanted person suspected of being involved in several incidences of robbery and mugging has been spotted. pic.twitter.com/3kREk3Sn6N
— National Police Service-Kenya (@NPSOfficial_KE) January 1, 2023
We thank members of the public for providing information that led to the arrest of the suspect.
— National Police Service-Kenya (@NPSOfficial_KE) January 1, 2023




