QM oo baaq ka soo saartay xaalada ka taagan wadanka Tunisia

0
723

Qaramada Midoobay waxay ugu baaqday dhammaan dhinacyada ku sugan Tunisia “inay is xakameeyaan, oo ay ka waantoobaan rabshadaha ayna hubiyaan in xaaladdu deggan tahay,” ayuu yiri afhayeen u hadlay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres.