QM midoobay oo ku baaqday xabbad joojin degdeg ah

0
302

Xoghayaha Guud ee qaramada midoobay Antonio Guterres ayaa maanta ku baaqay in ay Qaza si degdeg ah uga dhaqangasho xabbad joojin.
Dhanka kale hay’adaha gargaarka ee jimciyadda qurumaha ka dhexeysa iyo mas’uuliyiinta Midowga Yurub ayaa digniin ka soo saaray saameynta ba’an ee ka dhalan karta duullaanka militari ee ay Israa’iil ka wado magaalada Koonfureed ee Rafah oo hooy u ah 1.4 milyan oo Falastiiniyiin ah.