Weerar ku billowday qarax ayaa lagu soo warramayaa in lagu galay xarunta Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo ku taalla isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho.
Sidoo kale Qarax labaad oo aad u xooggan ayaa laga maqlay isla goobta Qaraxii hore ka dhacay.
Rasaas ayaa la soo warinaya in ay ka dhaceyso aaggaasi.
Khasaaraha ilaa iyo haatan ma cadda.
Home Wararka Soomaaliya Qaraxyo xooggan oo lala beegsaday xarunta wasaaradda waxbarashada Soomaaliya




