Qarax ka dhacay bannaanka maxkamadda Islamabad ee dalka Pakistan oo ay ku dhinteen ugu yaraan 12 qof
Booliiska magaalada caasimada Pakistaan ee Islamabad ayaa sheegay in qarax ka dhacay bannaanka maxkamadda ay ku dhinteen ugu yaraan 12 qof halka dhowr kalane ay ku dhaawacmeen.
Qaraxu ayaa ka dhacay meel u dhow albaabka maxkamadda degmada Islamabad, oo inta badan ay ka buuxaan tiro badan oo dacwoodayaal ah.
Wixii qodobkan ku soo kordo waxaad kaga boggan dontaan wararkeena xiga




