Saraakiisha ammaanka ee ismaamulka Nairobi ayaa gacanta ku dhigay ugu yaraan 10 ka mid ah wadayaasha mootooyinka.
Shakhsiyaadkan ayaa loo haystaa inay qorsheynayeen inay bartamaha magaalada Nairobi ka sameeyaan dibadbax sharci darro ah.
Waxaa arrintan warbaahinta u xaqiijiyay guddoomiyaha dowladda dhexe u qaabilsan deegaan baarlamaneedka Starehe Jacob Ouma.
Waxaa uu intaasi ku daray in howlgalka sidoo kale lagu qabtay 20 dhugdhugleey ah.