Qaadiga cusub ee dalka oo la dhaariyay

0
448

Waxaa shalay xilkiisa loo dhaariyay qaadiga cusub ee dalka Athman Cabdul xaliim Xuseen.
Waxaa madasha dhaarinta mas’uulkan guddoominaysay madaxa cadaaladda dalka garsoore Martha Koome.
Sidoo kale waxay Koome galinkii dambe dhaarisay Charity Kisotu oo ka mid noqonaysa saraakiisha sare ee guddiga adeegga garsoorka dalka ee JSC.
Koome ayaa shakhsiyaadkan kula dardaarantay inay waajibaadkooda shaqo u gutaan sida dastuuriga ee laga doonaya iyadoo guul u rajeysay.