Putin oo maanta guddoominaya shir amni

0
383

Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta guddoomin doono shir uu yeelanaya golaha ammaanka ee wadankaasi.
Tani ayaa imaanaysa labo cisho ka dib markii qarax lala eegtay buundada gobolka Crimea .
Kulanka maanta qabsoomaya waxaa warfidiyeenka u xaqiijiyay afhayeenka dowladda Ruushka Dmitry Peskov .