Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa sheegay inuu si adag uga soo horjeedo, ugana digayo beddelidda dastuurka KMG-ka ah, si aan Soomaali heshiis ku ahayna meesha looga saaro mabaadi’da asaasiga ah iyo qaab dhismeedka dowladnimada ee ku salaysan hannaanka Federaalka.
War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in wax lala yaabo ay tahay, in beddelka dastuurka loo adeegsado heshiiskii Madasha Wadatashiga Qaranka (NCC) iyadoo Puntland anysan qayb ka ahayn.
War-saxaafadeedka ka soo baxay maamulka Puntland hoos ka akhriso:-