Phillip Aroko oo xabsiga lagu heyn doono muddo toddoba maalmood ah

0
395

Maxkamadda Sare ee dalka ayaa amar ku bixisay in Phillip Aroko, oo ah tuhmanaha lala xariirinayaa dilka xildhibaanka Ksipul Charles Were xabsiga lagu hayo muddo toddoba maalmood ah inta dambi baarayaasha ay soo dhamaystrayaan baarataanada ka dhanka ah dacwadda loo haysto.
Amarkan ayaa yimid ka dib markii maanta Aroko la soo taagay maxkamada JKIA iyadoo la raacayo codsi kala duwan oo lala xiriirinayo dilka mudanihii Kasipul.