Maamulka qaran ee gaadiidka iyo badqabka dhanka waddooyinka ee NTSA ayaa billaabay in mar kale si qasab ah ay tijaabo u maraan wadayaasha baabuurta dadweynaha iyo kuwa xamuulka qaada.
NTSA ayaa bayaan ku sheegtay in tijaabadan saddexdii sanaba mar la sameyn doono ka hor inta uunan wadaha cusbooneysiin leesinkiisa.
Tallaabadan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu yareynaya shilalka ka dhaca gudaha wadanka.
Access to Information: Re-Testing Commercial and PSV drivers @TransportKE #NTSA @Ma3Route #UsalamaBarabarani pic.twitter.com/E1F12bLWQ2
— NTSA KENYA (@ntsa_kenya) June 19, 2023