Saraakiisha waaxda dambi baarista ee ismaamulka Nairobi ayaa raadinaya nin lagu eedeyay inuu lacag gaaraysa 1.5 milyan oo shilin uu ka xaday kaniisad ku taalla xaafadda Kangemi.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in George Mburu uu ahaa maareeyaha kaniisadda ACK All Saints Mountain View Church.
Saraakiisha ayaa laga soo xigtay in ka dib markii ay dhammaatay munaasabad halkaasi lagu qabanayay uu jebiyay kaniisadda kadibna uu lacagta la baxsaday.
Mburu ayaa hadda dhuumaaleysanaya oo la raadinayaa.
Eedeysanaha ayaa waxyeeleeyay hannaanka korontada ee kaniisadda si aan looga dhex arkin kaameerada qarsoon ee CCTV-da.
CHURCH CARETAKER TAKES OFF WITH CASH RAISED YESTERDAY BY CONGREGANTS
Detectives based at Kangemi police station in Dagoretti sub county, have launched a manhunt for a suspect who broke into a church and made away with over Sh1.5 million.
— DCI KENYA (@DCI_Kenya) October 10, 2022
declared shall never prosper “in his remaining under the sun,” while others called for his forgiveness should he resurface and repent his sins. Meanwhile, detectives have launched a manhunt for the suspect who resided within the church compound,
— DCI KENYA (@DCI_Kenya) October 10, 2022




