Nin cagaf ku jaray geedo oo la xiray

0
485

Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga Boliiska Dagmada Deyniile waxay gacanta ku soo dhigeen eedaysane Cabdiqani Daahir Shire.
Waxaa uu qofkan ku eedeysan yahay inuu si bareer ah cagaf ugu jaray geedo waaweyn oo ku yaalla xaafadda gubta ee Degmada Deyniile.
Waxaa la horgeyn doonaa Maxkamadda.
Booliiska ayaa sheegay in ay muwaadiniinta Soomaaliyeed uga digayaan in ay ka fogaadaan xaalufinta geedaha nacfiga u leh deegaanka iyo aadamaha.