Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in duullaanka militari ee ay ka wadaan Qaza uu noqonaya mid daba dheeraada oo adag.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo Israa’iil ay sii xoojisay weerarrada dhanka cirka ah.
Israa’iil ayaa isku diyaarinaysa wajiga xiga ee howlgallada.