Xoghayaha Guud ee gaashaanbuurta NATO Jens Stoltenberg ayaa sheegay in xubnaha ururkan ka tirsan laga difaaci doono khatar kasta oo kala soo darista dhanka kooxda Wagner ee Ruushka.
Waxaa uu si gaar ah u tilmaamay in NATO ay u istaagi doonto difaacidda dalka Belarus .
Tani ayaa timid ka dib markii ay soo baxday cabsi ah in militariga gaarka ah ee Wagner ay u wareegi karaan dhanka wadankaasi iyadoo sidoo kale la soo tabiyay inuu Belarus gaaray madaxa kooxdan Yevgeny Prigozhin.




