Nato oo Putin ku dhaliishay tallaabada uu heegan sare u geliyay gantaallada Nukliyeerka ee Ruushka

0
345

Go’aanka Putin ee ah in gantaallada Nukliyeerka ee Ruushka heegan sare la geliyo ayaa waxay la micno tahay mas’uuliyad darro”, ayuu yiri xoghayaha guud ee gaashaanbuurto NATO Jens Stoltenberg
“Tani waa hadal khatar ah, waa dhaqan aan mas’uul ahayn,” ayuu Jens Stoltenberg u sheegay teleefishinka CNN.
Waxaa uu intaasi ku daray sameynta duullaanka Ruushka ay kordhinaysa halista xaaladda.