Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah shaacisay natiijada guud ee imtixaanka dugsiyada sare ee dalkaasi.
Sidoo kale Wasaarada Waxarashada Hiddaha iyo Taclinta Sare ayaa shaacisay 10-ka arday ee ku guuleystay Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ka galay kalimaha hore,iyadoo ay ka qeyb galeen 34,908 Ardey.