Natiijada Doorashada Goleyaasha Soomaaliland oo dhawaan lagu dhawaaqayo.

0
548

Gudoomiyaha gudiga Doorashooyinka Soomaaliland ee Gobolka Togdheer Farxaan Cilmi Cali ayaa faahfaahin ka Bixiyay halka ay marayso tirinta codadka Doorashada ee Degmooyinka Burco,Oodweyne iyo Buuhoodle.
Gudoomiyaha gudiga Doorashooyinka Soomaaliland ayaa sidoo kale Wuxuu sheegay inay hal Maalin kala danbayn doonaan Natiijooyinka Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiiada Gobolka Togdheer ayna soo Horayn Doonto Natiijada Golaha Deegaanka.