Muddo loo qabtay inay isaga guuraan dadka deggan dhulka danta guud ee Wajeer

0
194

Baarsaabka ismaamulka Wajeer Axmad Cabdullaahi Jiir ayaa baaq u diray dadka deegan dhulka danta guud isagoona u qabtay ilaa iyo maalinka Axadda ee toddobaadkan inay isaga guuraan goobaha danta guud ee dowlad deegaankaasi.

Dhanka kale, guddoomiyaha dowlad deegaanka Wajeer ayaa ka hadlay dhibaatooyiinka muqaadaraadka ee dhallinyarada ismaamulkaasi.