Mucaaradka oo baroordiiq u sameynaya dadkii ku dhintay dibadbaxyada

0
517

Hoggaamiyaasha isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya ayaa baroordiiq u sameynaya dadkii lagu dilay dibadbaxyadii wadanka ka dhacay.
Munaasabadda ayaa lagu qabanaya xarunta SKM command center ee magaalada Nairobi.
Madaxweynihii hore ee dalka Uhuru Kenyatta oo halkaasi gaaray ayaa waxaa soo dhaweeyay madaxda Azimio ee kala ah Raila Odinga, Kalonzo Musyoka iyo siyaasiyiin kale.