Afhayeenka aqalka Baarlamaanka Qaranka Moses Wetang’ula ayaa difaacay Sanduuqa Horumarinta Degaannada Dawladda ee Qaranka (NG-CDF), isagoo ku nuuxnuuxsaday in CDF ay muhiim u tahay horumarka ee heerarka hoose iyo guud ahaan deegaanada dalka inkasta oo ay jiraan baaqyo ka yimid dhinacyada qaarkood oo ku doonaya in la baabi’iyo sanduuqaasi.