Milkiilaha isbitaallada Mediheal oo beeniyay eedeyn loo jeediyay

0
455

Milkiilaha isbitaallada Mediheal horayna u soo noqday xildhibaanka deegaanka Kesses ee ismaamulka Uasin Gishu, Swarup Ranjan Mishra ayaa beeniyay eedeyn loo jeediyay isbitaalkiisa .
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in tuhunka ah in ay ka ganacsadaan kilyaha uu yahay mid been abuur ah oo lagu bartilmaameedsaday.
Waxaa uu caddeeyay in haddii lagu helo in ay qalad sameeyeen ay mas’uuliyadda qaadan doonaan.