Qareenka dalka laga tarxiilay ee Miguna Miguna oo ku sugan wadanka Canada ayaa la filayaa inuu Kenya ku soo laabto 20-ka bisha Oktoobar.
Qoraal uu soo dhigay baraha bulshada ayuu ku sheegay in meesha laga saaraya amar uu maamulkii hore ee Uhuru Kenyatta bixiyay oo ahaa in shirkadaha duulimaadka aynan soo qaadin qareenkan.
Saddex sano ka hor ayay ahayd markii wadanka laga musaafuriyay Miguna Miguna.
Waxaa uu garyaqaanka qoraalkiisa ku sheegay in ugu dambeyn sharciga uu shaqeeyay.
The Government of @WilliamsRuto and @rigathi has LIFTED the Red Alerts despot Uhuru Kenyatta and his GOONS ILLEGALLY imposed against me with the CONNIVANCE of conman @RailaOdinga. My Arrival: October 20 at 6 AM. The Rule of Law, fearlessness, persistence and focus have prevailed.
— Dr. Miguna Miguna (@MigunaMiguna) October 12, 2022