Midowga Yurub ayaa shaaciyay deeq lacageed oo dhan 7.4 bilyan oo Euro una dhiganta 8.06 bilyan oo doolar oo uu siinaya dalka Masar.
Tani ayaa qayb ka ah dadaallada lagula tacaalaya qulqulka muhaajiriinta.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in kooxaha u ololeeya xuququl aadanaha ay dhaliileen heshiiskan sii xoojinaya xiriirka Masar iyo Midowga Yurub.