Midowga musharrixiinta oo caddeeyay mowqifkooda qodabbadii kasoo baxay shirkii G/wadatashiga qaran

0
722

Midowga Musharrixiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay shirka lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, kaasi oo go’aanno looga gaaray murankii ka taagnaa arrimaha doorashooyinka dalkaasi.
Golaha Midowga musharrixiinta ayaa soo dhaweeyay go’aanada kasoo baxay shirka, ka dib war murtiyeed ay soo saareen Goluhu.
Hoos ka akhriso war-saxaaafadeedka kasoo baxay midowga musharrixiinta